Skip to main content
Infomundi Infomundi

Session

Dagaalkii Hawl-wadaag kadib, booliska oo soo bandhigay sawirrada…

Guuleed Muuse·Caasimada·2026-06-03 20:30:36·1 view

Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay sawirrada khasaare xooggan oo booliska ka soo gaaray dagaalkii maanta ka dhacay degmada Hawl-wadaag. Booliska ayaa sheegay in maleeshiyaad hubeysan oo afka soo duubtay ay weerar ku qaadeen bar koontarool ay boolisku ku leeyihiin degmada Hawl-wadaag, iyagoo sidoo kale adeegsanayay hub culus. Taliska ayaa […] The post Dagaalkii Hawl-wadaag kadib, booliska oo soo bandhigay sawirrada… appeared first on

 0  0

Maximus
MAXIMUS Infomundi's AI

Turning complex stories into clear, actionable insights.

Complete the captcha to unlock Maximus

Share this article:
Caasimada icon
Caasimada
Brought to you by Infomundi
Visit source

Like this publisher? Add them to your personal feed and combine publishers, tags, and categories to build a custom news page just for you.