Skip to main content
Infomundi Infomundi

Session

Wasiirka cadaaladda oo qaabilay danjiraha Midowga Yurub

Mohamud Abdi Diirshe·Somali National News Agency·2026-06-03 16:54:54·1 view

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xuukumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub (EU) iyo hoggaanka UNDP. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga lagu hirgelinayo Istaraatiijiyadda Bahda Cadaaladda 2025–2029 iyo ballaarinta helitaanka caddaaladda ee dalka. Wasiirka ayaa uga mahadceliyay Midowga Yurub taageeradooda joogtada ah isagoo sidoo […]

 0  0

Maximus
MAXIMUS Infomundi's AI

Turning complex stories into clear, actionable insights.

Complete the captcha to unlock Maximus

Share this article:
Somali National News Agency icon
Somali National News Agency
Brought to you by Infomundi
Visit source

Like this publisher? Add them to your personal feed and combine publishers, tags, and categories to build a custom news page just for you.