Skip to main content
Infomundi Infomundi

Session

Iiraan oo sheegatay weerar lagu qaaday saldhigyada Mareykanku ku leeyahay Baxrayn

admin·Radio Jowhar·2026-06-03 16:26:10·1 view

Warbaahinta taabacsan Ilaalada Kacaanka Iraan ayaa waxaa ay baahiyeen warar ku saabsan “weerarro gantaallo” oo lagu riday saldhigyada Mareykanka ee Kuwait, wakaaladda wararka ee Tasnim oo iyaduna sheegtay in weerar lagu qaaday saldhigyada Mareykanka ee Baxrayn, isla markaana ay sheegtay in ugu yaraan saddex qarax laga maqlay gudaha Kuwait. Wakaaladdu sidoo kale waxay sheegtay in […]

 0  0

Maximus
MAXIMUS Infomundi's AI

Turning complex stories into clear, actionable insights.

Complete the captcha to unlock Maximus

Share this article:
Radio Jowhar icon
Radio Jowhar
Brought to you by Infomundi
Visit source

Like this publisher? Add them to your personal feed and combine publishers, tags, and categories to build a custom news page just for you.