Skip to main content
Infomundi Infomundi

Session

Guriga Shariifka oo ciidamo la dul dhigay iyo iska hor-imaad caawa ka dhacay

Ali Muhiyaddiin·Caasimada·2026-06-03 18:02:09·1 view

Muqdisho (Caasimada Online) – Iska horimaad muddo daqiiqado kooban socday ayaa ka dhacay agagaarka bar koontarool oo ku dhow hoyga uu madaxweynihii hore, Shariif Sheekh Axmed, ka degan yahay xeebta Liido, kaas oo dhex maray ciidamo ka tirsan dowladda iyo kuwa Shariif Sheekh Axmed. Iska horimaadka, oo socday muddo kooban, ayaa waxaa la maqlayay rasaas […] The post Guriga Shariifka oo ciidamo la dul dhigay iyo iska hor-imaad caawa ka dhacay appeared first on Caasimada Online.

 0  0

Maximus
MAXIMUS Infomundi's AI

Turning complex stories into clear, actionable insights.

Complete the captcha to unlock Maximus

Share this article:
Caasimada icon
Caasimada
Brought to you by Infomundi
Visit source

Like this publisher? Add them to your personal feed and combine publishers, tags, and categories to build a custom news page just for you.