Skip to main content
Infomundi Infomundi

Session

Waan-waan Siyaasadeed oo ka Bilaabatay Muqdisho

admin·Radio Jowhar·2026-06-03 16:53:32·1 view

Waxaa socda dadaallo lagu dejinayo xiisadda siyaasadeed ee u dhexeysa dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka, kaddib markii xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka oo ergo ka ah Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ay gaareen guriga Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Ergadan ayaa la sheegay inay kala hadlayaan sidii loo dejin lahaa khilaafka siyaasadeed iyo muranka ka […]

 0  0

Maximus
MAXIMUS Infomundi's AI

Turning complex stories into clear, actionable insights.

Complete the captcha to unlock Maximus

Share this article:
Radio Jowhar icon
Radio Jowhar
Brought to you by Infomundi
Visit source

Like this publisher? Add them to your personal feed and combine publishers, tags, and categories to build a custom news page just for you.