Skip to main content
Infomundi Infomundi

Session

Odowaa oo si kulul uga hadlay weerarkii Kheyre: Xasan damicii ayaa indho tiray

Guuleed Muuse·Caasimada·2026-06-03 17:00:22·1 view

Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa ayaa si adag uga hadlay dagaalkii galabta ka dhacay degmada Hawl-wadaag, kaas oo u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo ciidamada ilaalada u ah Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre. Odowaa ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh dusha u saaray mas’uuliyadda weerarkii galabta, isagoo sheegay in tallaabadan ay caddeyn u […] The post Odowaa oo si kulul uga hadlay weerarkii Kheyre: Xasan damicii ayaa indho tiray appeared first on

 0  0

Maximus
MAXIMUS Infomundi's AI

Turning complex stories into clear, actionable insights.

Complete the captcha to unlock Maximus

Share this article:
Caasimada icon
Caasimada
Brought to you by Infomundi
Visit source

Like this publisher? Add them to your personal feed and combine publishers, tags, and categories to build a custom news page just for you.