Skip to main content
Infomundi Infomundi

Session

Dagaal culus oo ka dhacay guriga Xasan Cali Kheyre

Guuleed Muuse·Caasimada·2026-06-03 14:55:00·1 view

Muqdisho (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka socdo afaafka hore ee hoyga Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, iyadoo xaaladda amni ee halkaasi ay aad u kacsan tahay. Sida ay sheegayaan ilo kala duwan, iska horimaadka ayaa u dhexeeya ciidamada dowladda iyo ciidamo […] The post Dagaal culus oo ka dhacay guriga Xasan Cali Kheyre appeared first on Caasimada Online.

 0  0

Maximus
MAXIMUS Infomundi's AI

Turning complex stories into clear, actionable insights.

Complete the captcha to unlock Maximus

Share this article:
Caasimada icon
Caasimada
Brought to you by Infomundi
Visit source

Like this publisher? Add them to your personal feed and combine publishers, tags, and categories to build a custom news page just for you.